Hordhac Geeddiga waxbarashadu waa mid cajiib ah. Wuxuu kula kulansiinaayaa oo uu ku barayaayaa shakhsiyaad ama nafaf aadan weligaa baran lahayn. Wuxuu ku keenaayaa goob ay ku wada dhan yihiin dhammaan dabcadaha aadanaha lehi oo idil. Inta aad geeddigaa ku dhex jirto waxaad baranaysaa, fahmaysaa, ogaanaysa, kuuna kordhaayo cilmi iyo aqoon…